Madaxweyne Laftagareen oo sameeyay Xil ka qaadistii iyo Magacaabistii ugu horeesay

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa sameeyay xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu horeesay tan iyo markii xilka Madaxweynaha loo caleemo saaray. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan , waxaana xilkaasi loo magacaabay Gudoomiye cusub oo lagu magacaabo Saadaad Maxamed … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo sameeyay Xil ka qaadistii iyo Magacaabistii ugu horeesay